Dhamaan ummada Soomaalida meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo
hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka.
Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan
kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka
Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta
Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti
walba oo aad rabto.
Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama
bixino waxaanu gudoonsiin doonaa (certificate) Anfaci doonta mustaqbakiisa.
--> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo
xulay.
--> Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.
--> Macalinkasta Maamulka ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa
Macalinimo.
--> Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.
--> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo
fahansiiyo.
--> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo
dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.
--> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu
barayaa.
Maadooyinka la dhigayo
1- Barashada Qur'aanka kariimka ah
2- Siiradii Nabiga (SCW)
3- Caqiida
4- Luuqada Carabiga
5- Fiqi
6- Xadiis
QIIMAHA (FEE) KOORSOOYINKAN
|
No |
Maalmaha |
Lacagta/Fee |
|
1 Arday |
2 Maalmood asbuucii (2 days a week) |
$ 20 Bishii |
|
1 Arday |
3 Maalmood asbuucii (3 days a week) |
$ 25 Bishii |
|
1 Arday |
5 Maalmood asbuucii (5 days a week) |
$ 30 Bishii |
